Qaraxyo xeelad cusub loo adeegsaday oo ka dhacay degaanka Janaale

Labo qarax oo xooggan ayaa ka dhacay duhurnimadii maanta degaanka Janaale ee gobolka Sh/hoose oo dhowaan ay la wareegeen ciidamada DF. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxyadan loo adeegsaday miinooyin hoosta looga soo xiray labo neef oo lo’da la dhaqdo ah taasoo aad uga yaabisay dadka degaanka. Qaraxyadan ayaa la sheegay in lala damacsanaa goobaha … Continue reading Qaraxyo xeelad cusub loo adeegsaday oo ka dhacay degaanka Janaale